Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle oo kulan Xasaasi ah la qaatay Wasiirada Hawiye

Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Hirshabelle oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay Wasiirada katirsan Xukuumada Soomaaliya ee kasoo jeeda Beesha Hawiye. Kulanka Madaxweyne Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe la qaateen Wasiirada kasoo jeeda beesha Hawiye ayaa diirada lagu saaray khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya iyo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka taagan. … Continue reading Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle oo kulan Xasaasi ah la qaatay Wasiirada Hawiye